Almaas Furniture and Decoration

Almaas Furniture and Decoration

Share

@Almaas Furniture and Decoration

26/08/2026

Bedroom Interior πŸ›Œβœ¨
Completed βœ…πŸ”₯

Together 🀝 Alfiya Interior Decoration

07/08/2026

Wait a while 🀌

Something is cooking πŸ‘€πŸ”₯

With 🀝 Alfiya Interior Decoration

07/08/2026

Are you ready πŸ‘€πŸ”₯

Let’s go 🫲

With 🀝 Alfiya Interior Decoration.

05/08/2026

Stay tuned πŸ€ŒπŸ‘€

Something is cooking πŸ”₯

With 🀝 Alfiya Interior Decoration

03/08/2026

πŸ“’ OGEYSIIS MUHIIM AH

Waxaan si farxad leh ugu wargelinaynaa dhammaan macaamiisheena in Almaas Furniture & Decoration ay dhawaan soo bandhigi doonto App-keeda rasmiga ah.

App-kan waxaa loogu talagalay inuu kuu fududeeyo helitaanka dhammaan adeegyada shirkaddu bixiso, meel kasta iyo waqti kasta.

App-ka waxaad ka heli doontaa:

* 🏠 Daawashada adeegyada shirkadda.
* πŸ–ΌοΈ Bandhigga mashaariicda iyo shaqooyinkii aan qabannay.
* πŸ’¬ Inaad si toos ah noola soo xiriirto.
* πŸ“… Qabsashada ballan (Booking).
* πŸ’° Dalbashada qiimeyn (Request Quote).
* πŸ’³ Bixinta lacagta adeegyada gudaha app-ka.
* πŸ”” Helitaanka ogeysiisyada iyo adeegyada cusub.

Waxaan ku dadaaleynaa inaan macaamiisheena u fududeyno helitaanka adeeg tayo leh, si casri ah oo degdeg ah.

La soco boggeenna! Waxaan dhawaan idiin soo gudbin doonaa taariikhda rasmiga ah ee app-ka la soo bandhigayo iyo sida loo soo dejisan karo.

Almaas Furniture & Decoration
Qurxin. Naqshadeyn. Tayo & Kalsooni

Photos from Almaas Furniture and Decoration's post 01/08/2026

Modern Tv point✨

Haddii aad doonayso inaan kuu qurxino gurigaaga ama goobtaada ganacsi.

Nagala soo xiriir:

πŸ“žWhatsApp: 0614664084
πŸ“Location: Mogadishu

Photos from Almaas Furniture and Decoration's post 24/06/2026

πŒπ¨π¨ππ›π¨πšπ«ππŸ“‘

𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐒𝐨𝐫 πƒπžπ¬π’π π§-ka marka la joogo, Moodboard waa loox ama bandhig muuqaal ah oo lagu soo ururiyo fikradaha naqshadeynta si loo muujiyo muuqaalka iyo natiijada (style & result) la doonayo ka hor inta aan mashruuca la fulin.

πŒπ¨π¨ππ›π¨πšπ«π-ku muxuu ka kooban yahay?
1.🎨 Color palette (midabbada la adeegsanaayo)
2.πŸͺ΅ Materials (alwaax, marble, gypsum, iwm.)
3.πŸ›‹οΈ Furniture references (sofa, miis, kuraas)
4.🧡 Textures iyo fabrics (dhar, daahyo, roogag)
5.πŸ’‘ Lighting ideas (nalalka)

πŒπ¨π¨ππ›π¨πšπ«π-ku wuxuu ka caawiyaa naqshadeeyaha iyo macmiilka inay si cad u arkaan fikradda mashruuca ka hor inta aan la bilaabin fulinta, taasoo yareyneysa khaladaadka isla markaana fududeysa go’aan qaadashada.

Want your business to be the top-listed Furniture Store in Banadir?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Mogadishu
Banadir
0

Opening Hours

Monday 07:00 - 18:00
Tuesday 07:00 - 18:00
Wednesday 07:00 - 18:00
Thursday 07:00 - 18:00
Saturday 07:00 - 18:00
Sunday 07:00 - 18:00