03/06/2026
degdeg :
sida xoggaha at sheegayaan gurmad badan ayaa soo gaaraay mirinayo oo ah aag ga Sharif Sheikh Ahmed uu degenyahay.
shariif ayaa saacada ka hor sheegay in cidii xabad kusoo ridda uu ku ridayo ,taas oo ka dhigan in madaxweynaha muda xileedkiisa dhamaaday uu yahay weerar .
Hadda waxaa ka socda magaalada rasaas iyo duqaaymo ka imanaya dhinaca villa soomaaliya waxaa jiro khasaaro faro badan oo soo gaaray shacabka degen hawl wadaag iyo cabdi casiis
maxa la filay beri subax.
30/05/2026