08/03/2026
Hadda ka dalbo Magaalo kasta oo aad joogto Rukunonline.com ama La xidhiidh WhatsApp wa.me/+252907669346 /+252907381166
ku soo dhawoow macmiil RUKUNONLINE.COM
oo aad ka helayso wax walba oo naftaadu muhato. sida. mobile
08/03/2026
Hadda ka dalbo Magaalo kasta oo aad joogto Rukunonline.com ama La xidhiidh WhatsApp wa.me/+252907669346 /+252907381166
M11 waa Led aad ku duuban karto muuqaalo qurux badan waana Portable Phone Camera Shooting kasoo dalbo 0907805075/0907444076
30/03/2024
Imaamka Masjid Al-Xaram, Shaykh Abdur Rahman Al Sudeysi ayaa soo jeediyay qaacido aad u wanaagsan oo aad kaga faaideysan karta tobanka dambe ee Ramadaan maadama ay ku jirta leylatul qadriga
1. Ku deeq hal dollar (ama ka badan) habeen kasta, haddii ay habeenkaa ku beeganto Laylatul Qadriga, waxa aad helaysaa ajar la eg 84 sano oo sadaqa ama Kun bilood! adiga oo sadaqeysayay.
2. Tuko laba rakcadood Ama ka badan oo sunno ah habeen kasta, haddii ay habeenkaa ku beeganto badhtamaha Laylatul Qadriga, waxa aad helaysaa ajar ah in aad laba rakcadood oo sunno ah habeen kasta tukato ilaa 84 sano.
3. Akhri suuradda Ikhlaas habeen kasta saddex jeer, haddii ay habeenka ku beeganto badhtamaha Laylatul Qadriga, waxa aad helaysaa ajar ah in aad dhameysay Qur’aan ka karimka maalin kasta 84 sano.
Waxa kale oo uu yidhi dadka ku faafi hadalladan, kuwii hadalkaaga dhegaysan doona ee camal fala, idinkuna waxaad heli doontaan ajar la mid ah camalkooda, inshaa allaah. Maxaa yeelay Rasuulku (scw) wuxuu yidhi: “Qofkii hanuuniyo camal wanaagsan wuxuu helayaa ajar la mid ah kan camal fala, laakiin wax la’aani maayo ajarkiisa”. (Muslim, 2674)
Alle ha ina waafajiyo dhammaan camalka aan qabanno.
Aamiin.🥀🤲❤️
17/10/2023
𝘿𝘼𝙇𝘼𝘽 𝘾𝙐𝙎𝙐𝘽..
Macamiishena sharafta leh waxaa keenay.𝙎𝙃𝙊𝙀𝙎 𝙁𝙐𝙇𝙇 𝙎𝙊𝙁𝙏 𝙑𝘼𝘼𝙉𝙄 . 𝙈𝘼𝘿𝙀 𝙄𝙉 𝙏𝙐𝙍𝙆𝙀𝙔🇹🇷. Hada dalbo hada 𝙃𝙀𝙇
𝙒𝙃𝘼𝙎𝙏𝘼𝙋𝙋 : +252 907669346
🏷️ Price Naga soo weydii WhatsApp
📌xaruuntena waxay kutalaa Garowe suuqa dayax one injida.
📞0907669346 Ama 0907808142 Ama 0906561166
Kaalay oo ka rukumo adeegaaga Rukunonline.com
Cadad kasta iyo kayn kasta.
13/07/2023
Macmiil waa inoo diyaar Galaxy A24
ka soo dalbo Rukunonline.com
Free delivery
0907669346/0906561166
| Monday | 00:00 - 00:15 |
| Tuesday | 00:00 - 00:15 |
| Wednesday | 00:00 - 00:15 |
| Thursday | 00:00 - 00:15 |
| Friday | 00:00 - 00:15 |
| Saturday | 00:00 - 00:15 |
| Sunday | 00:00 - 00:15 |