Galata wa Somalilander. Kaalay oo ka mid noqo teamka September, yaanay kaa buuxsamin.
Galata Hair Clinic
At Galata Hair Clinic, we specialize in natural-looking, permanent hair restoration using the latest techniques.
Our team of experienced surgeons and trichologists is dedicated to providing personalized solutions tailored to your unique hair loss needs.
Ustaadka teamkii odhoan jiray markay timuhu usoo baxaan ayaan anaguna beeranaynaa ayaa la baafinayaa😂
Is diiwaangalinta bisha 9aad way socotaa, kaalay xarunta Galata Hair Clincs si aad isu diiwangaliso ama aad u baadho timahaaga.
Ama dab ama inta dambe casayso mari wa hawl adiga kuu taal😂. anaga timo ayuubaad naga taqaan😂😂😂
07/08/2026
Galata Hair Clinics
4100Grafts transplanted
Technique: FUE
Result: 12Months
Adiguna lasoo noqo kalsoonidaada.
Suldaanba koofiyaddi waan ka tuurnee adiga maxaa kuu xidhay😂.
Ku kalsoonaw Galata Hair Clinics si ay kalsoonidaada kuugu soo celiso.
Adiga ayuunbaa hadhay. oprations ku way socdaan.
01/08/2026
5450 Grafts.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa