25/02/2024
Aynu is cafino
waxqabadka bulshada dhnaca farsamada gacanta iy iib hurdooyinka iyo farsamo yaqaan qacn fudud iwww
25/02/2024
Aynu is cafino
19/09/2023
๐ญ๐ญ๐ญInaalilaahi wa inaa ilayhi Rajicuun
caawo taariikhdu tahay 18/9/2023
habeen salaasha Ah
wxa waayay Abahay mc
suciid Mohamed Ahmed Abdi
wxn Halkan tacsi tiiraanyo leh uga dhirayaa dhaman Family iyo Garaabada Gaar Aha Anaga Oo uu Naga baxay ilma siciidoo Dhan
wiilal iyo Gabdhoba Aabo Sakaraadkii ku dhaafye Allhe Su .AaSha Hakuu dhib yareeyo
waa haben Runtii Ad umadaw oon Qalbiyadayay ka goayn
wanu ku xiisi Doonaa Aabo mcn
Allhe Qabriga Haku waasiciyo
Janatulfardawsana Haku geeyo
xawlkii Nabigan haka waraabiyo As xabtana wxan ka codsanayaa in Ay iigu soo duceeyaan Aabay ๐ญ๐ญ๐ญ
05/07/2023
Midkamida culimada somaliyeed allaha barakeyee waa sheekhenii waynaa ee Shekh huseen Ali Jabuuti โค๐
Uguyaraan soo dheh mansha allah hadaa kufaraxday ๐
25/02/2023
25/02/2023
19/02/2023
Waxa la soo shegayaa Dhul-gariir in uu ku soo socdo magalada Istanbul
ILAHAYOOW hareer mari ameen