01/11/2025
πͺ Miis Casri ah oo Akhris Loogu Tala Galay
Ku raaxayso akhriskaaga iyo shaqadaada miis casri ah oo si gaar ah loogu talagalay dadka jecel nadaafadda, quruxda, iyo raaxada marka ay wax akhrinayaan.
Miiskani waxaa laga sameeyey alwaax tayo sare leh, naqshadeyntiisuna waa fudud, adag, oo casri ah β ku habboon maktabad, xafiis, ama gurigaaga.
β¨ Astaamo Muhiim ah:
β Dusha siman oo sahlan in la nadiifiyo
β Lug adag oo adkeysan kara culayska
β Naqshad soo jiidasho leh
β Midabyo kala duwan
β Qiimo jaban iyo tayo la hubo
Ku dar miiskan noloshaada si uu u noqdo meesha ugu fiican ee aad wax ku barato, ku qorto, ama ku nasato.
π Dalbo maanta ka hor inta aysan ka dhammaan!
22/09/2025
π Kabadh Iib ah!
Hel tayada ugu fiican adigoo kharash yar bixinaya.
22/09/2025
β¨ Asc macaamiisha sharafta leh, β¨
ποΈ Waxaan idiin soo diyaarinay sariiraha carruurta πΆ kuwaas oo leh naqshado cusub, qurux badan π isla markaana waafaqsan casriga maanta.
π Haddaba, haddii aad rabto qol carruureed qurux iyo raaxo leh π« β nala soo xidhiidh maanta oo ka faaβiidayso fursadan gaarka ah. πβ
18/09/2025
πβ¨ma tahay Arday iyo Macalin ?
Ma u baahan tahay miis qurux badan oo raaxo leh si aad:
π© Ku diyaariso casharadaada,
β¬οΈ Aad dhigato buugaagtaada,
π₯ Aad dhigato file-yadaada iyo qalabkaaga?
Bilicwanaaje waxay kuu hayaan miisas waxbarasho oo tayo sare leh, nashqado kala duwan ah oo ku habboon ardayda iyo macalimiinta labadaba.
π Dalbo maanta si aad u hesho miis kaa caawiya inaad diiradda saarto waxbarashada ama casharka aad bixinayso.
17/09/2025
Bilicwanaaje waxaad ka heli doontaa nashqadihii ugu dambeeyay ee kabadhada quruxda badan, kuwaas oo lagugu sameeynayo si tayo sare oo waara isla markaana ku habboon gurigaaga. β¨π‘
π Haddii aad rabto in gurigaagu yeesho muuqaal casri ah oo soo jiidasho leh, nala soo xiriir maanta.
16/09/2025
Asalaamu caleykum β¨πΉ.
Waxey idin Ogeysiinasa meherada Bilicwanaaje Furniture iney idiin hayaan noocyadii kala duwanaa ee kitchen [kijooyinka] π΄π‘ iyo nashqadihii u denbeeyay oo la jaanqaadaya caalamka πβ¨.
Hadaad maruun rajeynaysay inaad qurxiso kijada gurigaaga π π,
nala soo xidhiidh π si aad u hesho adeeg ku raali galiya π€π― iyo alaab tayo leh πͺβ€οΈ.
15/09/2025
π’ Ogeysiis Muhiim ah
Waxaan idiin soo diyaarinay kabadhyadii weelka nashqadahoodii u dambeeyay kuwaas oo kuu badbaadinaya booska gurigaaga.
Ma jirto baahi aad ugu khasbanaato inaad iibsato kabadh gidaar weyn oo meel badan ka qaata.
π Kabadhyadeenu waa kuwo casri ah, qurux badan, isla markaana kor u qaadaya bilicda gurigaaga.
Waxaan naga goβan in aan kaa caawino in gurigaagu noqdo mid nadiif ah oo soo jiidasho leh.
β¨ Ka dhig gurigaaga qurux iyo nidaam maanta, ha u dhigin berri!
Hadda nala soo xidhiidh si aad u hesho.
14/09/2025
β¨ Asc dhamaan dadyawga nagu xidhan β¨
Salaams ka bacdi,
Waxan maanta idinla wadaagaya shelf (marfashkii) alaabta lasaarayey ππͺ kaasoo ka mida adeegyada aan qabano.
π Hadaad u diyaartahey inaad bilawdo meherad cusub ama maheradaada aad ka badalaso kuwii h**e,
waxaanu diyaar kuula nahey inaanu kuu diyaarino alaab tayo leh oo la hubo β
.
π Hadaba si aad u hesho, nala soo xidhiidh ππ¬
13/09/2025
β¨ Ma rabtaa in gurigaaga ama goobtaada shaqo uu noqdo mid soo jiita indhaha qof walba?
π Waxaan kaa caawinaynaa in aan ku siino naqshad iyo adeeg ku habboon adiga iyo baahidaada.
π Nala soo xidhiidh maanta si aan uga dhigno meel aad ku faanto.
@