Guuxa shacabka

Guuxa shacabka

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Guuxa shacabka, Jalalaqsi.

06/06/2025

Ogeysiis

Macmiisha ku xiran page kaan waxaa ogeysiineynaa inaa heyno visa Serbia 🇷🇸 qofkii daneynayo si gaara hanoola soo xariira.

M/saniin

02/01/2023
02/01/2023

Wiilka Xildhibaanka u ah beesha reer ugaas oo bilaabay in uu kala furfuro ciidanka macaawuusleyda ee beesha reerugaas , ninkaan magaca garyaqaan baxsaday oo layimid xirfad ku cusub xildhibaan nimada taas oo ah in u ku tuugsado , waxa uu qurba joogta ka codsaday in loo iibiyo gaari cabdibila ah , waxaa loo soo diray lacag dhan $ 35,000 ( sodan iyo shan kun ) waxa uu keenay gaari qaraaba oo lagu soo iibiyay $12,00 ( laba iyo toban kun) waxa uu lexsaday inti ka soo hartay . hada waxa uu ku howlan yahay tuugsiga haweenka beesha e degan beledweyne in gaariga u sameeyaan kuraasta lagu fadhiisto , wiilkan labaxay garyaqaan ayaa jecel in uu kula daarto howl qof kale qabsaday kadibna isku soo sawiro .
hoos ka fiirso cabashada ciidanka macaawuusleyda

https://fb.watch/hOxjxaAwsO/

18/12/2022

Odayaasha Beesha Ibraahim Ciise ayaa digniin adag udiray madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle yuusuf dabageed Kadib markii saami qeybsigii ku lahaayeen hirshabelle ka siiyay qabiile kale.

31/03/2022

Musharaxiinta halkaan cashada ku cunay yaa xildhibaan noqday, cashadaas waa laga shalaayay, bal adi dib u eeg.

17/02/2022

Wax garadka beesha faramage samatalis baa isku raacay in Axmed Maxamed Ibrahim u ku madali doono baarlamaanka 11aad .
Xildhibaank dhaarta u dhiman tahay

Photos from Guuxa shacabka's post 13/12/2021

Halkaan ma ahan Beledweyne waa Jowhar xitaa guudlaawe masaakiinta min $5 dollar lasiinayo ma rabaan kaamirada in aay qabato ayagoo soo dhaweynayo , waa ceeb iyo fadeexad kale oo hor leh , hadii uu Beledweyne tagi karin jowharne laga rabin afrti bilood mar uu tago Jowhar yuu maamula madixii h**e e maaliyada maxamed dheere.

14/09/2021

Yuusuf dabageed oo shalay codsaday in doorashada aqalka sare aay bilaabato duhur kadib ayaa wali ka kicin hurdada, doorashadane waa aay socotaa

04/09/2021

Nimankaan beent intaa la eg loo sheegayo maxee tahay?
Isku korsi cosoble iyo c/fitax mooryaan mid walbo waxaa loo sheegay in korsiga aqalka sare lasiinayo cajiib

22/08/2021

Saadaalin lee weeye.

22/08/2021

Halyeeyga qaranka waamidka diida dulmiga kana hortago dabandaabyada
Guul reer hiiraan.

22/08/2021

Dalaalkaan magacii

Want your business to be the top-listed Furniture Store in Jalalaqsi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Jalalaqsi