Desing bile interior and furniture

Desing bile interior and furniture

Share

Tech and design

18/07/2026

✨ Kushiin casri ah, tayo sare leh, iyo dhammeystir nadiif ah. Waxaan kuu naqshadeyneynaa meel kuu fududeysa nolol maalmeedka isla markaana kor u qaadda quruxda gurigaaga. 🍽️🏡

16/07/2026

🚧 Xafiiskan sample-ka ah wali shaqadiisu way socotaa… ✨
Dhawaan waxaad arki doontaan natiijo qurux badan oo casri ah. La soco isbeddelka! 👌

09/07/2026

Naqshad casri ah iyo dhammeystir heer sare ah si gurigaagu u yeesho muuqaal soo jiidasho leh. ✨🏡

04/07/2026

Saqaf casri ah, nalal qurux badan, iyo dhammeystir heer sare ah. Tayada ayaa hadasha. 🏠✨

10/06/2026

🌟 Shaqo tayo leh ayaa hadasha ka hor mulkiilaheeda. Mid ka mid ah mashaariicda Design Bile.

09/06/2026
07/06/2026

🌟 Marka tayada iyo hal-abuurku kulmaan, natiijadu waa sidan. Ku soo dhawoow Design Bile – xalka decoration-ka casriga ah.

06/06/2026

✨ Shaqo kale oo si xirfad leh u dhammaatay. Design Bile waxaan u taagan nahay tayo, qurux iyo naqshado casri ah oo kor u qaada bilicda gurigaaga. Mahadsanid kalsoonida aad nagu qabtaan. 🏡
📞 Design Bile – Halka ay tayadu ka bilaabato.

01/06/2026

🏡✨ Jiko qurux badan ma aha oo keliya meel wax lagu karsado, waa qalbiga gurigaaga.
Naqshaddan casriga ah waxay isku dartay bilic, tayo iyo shaqeyn si ay kuu siiso jawi raaxo leh oo aad ku raaxaysato maalin kasta.

30/05/2026

Quruxda gurigaaga waa mudnaanteenna. 🏠🤍” ゚

Want your business to be the top-listed Furniture Store?

Telephone

Website

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00