10/01/2024
Abuur sharaftaada hana ka cabsan dhibkaaga, iska daa kuwa ku niyad jabiya, hadafkaaga u fiirso waayo waad gaadhi oo waad guulaysanaysaa xataa haday jidkaagu dheer yahay.π»π€
kusoo dhawaaw websiteka Daacad official.com
10/01/2024
Abuur sharaftaada hana ka cabsan dhibkaaga, iska daa kuwa ku niyad jabiya, hadafkaaga u fiirso waayo waad gaadhi oo waad guulaysanaysaa xataa haday jidkaagu dheer yahay.π»π€
23/02/2021
Ψ§ΩΨ§ ΩΩΩ ΩΨ§ΩΨ§ Ψ§ΩΩΩ Ψ±Ψ§Ψ¬ΨΉΩΩ
Alle Ha u Naxariisto jannadii firdowso haka waraabiyo inagana Samir allaha naga siiyo Ugaas Xasan Ugaas khaliif Ugaas Roble oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho
πππππππππππππ
18/12/2020
1. Seexo ugu yaraan 7 saac oo xiriir ah 24 saac kasta. Dumarka aadka u dhafra ama hurdadoodu yar tahay waxaa ku dhaca nafaqo darri dhan walba ah sida in timuhu gurmaan ama wareega caadadu aad ugu xanuunsadaan
2. Cab ugu yaraan 6 galaas oo biyo ah maalintii. Dadka biya cabistoodu yar tahay waxay u nugul yihi cuduro halis ah sida cudurada wadnaha, dheefshiidka iyo xita kansarka dhiiga, biyuhu waxay ka hortag u yihiin cuduro halis ah
3. Sii caruurta baradho aad loo karkariyay. Baradhada waxaa ku jira maadooyin koriinshaha jirka iyo maskaxda caruurta kor u qaada sidoo kale baradhadu waxay ka hortagtaa xanuunada gooryaanku sababo. Caruurta ka yar 8 bil lama siiyo baradhada
4. U cun si maalinle ah bataatiga, baradhada, koostada iyo tufaaxa. Bataatiga iyo cuntooyinka marka aad cunto kadib aad dareemayso oonka xad dhaafka ah waxay u fiican yihiin dheefshiidka, calooshana way jilciyaan
5. Cab 2 galaas oo biyo ah subax kasta isbuuciina mar ismataji: ismatajintu isbuucii waxay feeraha kasoo saartaa xab kharaar kaas oo qofka u keena lalabo iyo in cunta qaadashada qofku aad u yaraato. Isbuuci mar ama laba ayaa kugu filan insha allaah
Waxan rajaynayaa in aad wax badan ka faaiiday la wadaag asxaabta kale si ay uga faaiidaystaan
Qodobka aadka kuu anfacay lambarkiisa qoraal ahaan iigu reeb qaybta hoose. Mahadsnd
by.
20/08/2020
Dhamaan umada muslimiinta meel walbo oo aay joogaa waxaan idiin kugu Hambalyeynaayaa sanadka cusub ee waxaan idin leeyahay sanadkaan sanadkiisa kale bash bash iyo barwaaqo Allaha inagu gaarsiiyo
Sheikh Hussein Ali jabuuti
30/07/2020
Degmada kudalxiis dalkaaga Hooyo
19/06/2020
Fadlan lasoco muuqaalo cusub
Riix linkigan
https://youtu.be/pnlmZIv__-E
#GUUSHII XALAY REAL MADRID IYO BARCELONA OO LACIYAARI DOONTO SEVELLI#Ciyaaraha Maanta Tube Fadlan kusoo dhawaaw barteena ciyaaraha maanta tube fadlan haduu vidiogan kucajibiyey subscribe dheh gambaleelka furo si eey kuusoo gaaraan muuqaaladeena aan...
Gabar iskaga Tagtay Mid kamid ah ninka ugu Taajirsan Dunida
"Wixii h**e udhacay dib baan ka hagaajin." Jilayaasha reer Burco ee ugu h**eeya jiilkan oo markale usoo heesay midnimada Soomaaliyeed.πΈπ΄