17/06/2026
Hadii aad mar ku fikireyso inaad qaadato nambar furihiisu shan yahay maantaba ka faaiideyso asagoo raqiis ah
Appka Qoryooley Data fadlan kala soo deg👇
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.adwaar.wadar.qoryoooley
17/06/2026
Appka Qoryooley Data waxaad kala soo degi kartaa linkigaan hoose👇
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.adwaar.wadar.qoryoooley
Waa nambaro VIP ah oo walibana raqiis ah kuso yaaca asxaabteyda
26/05/2026
Ciid Wanaagsan
Macaamiisheyda sharafta leh, waxaan idiinku hambalyeyneynaa munaasabadda Ciidda Carrafo (Ciidul Adxaa). Qoryooley Data Service wuxuu idiin leeyahay samo ku ciida adinka, iyo ehelkiina iyo asxaabtiinaba
Kalasoo deg appka Qoryooley Data Service
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.adwaar.wadar.qoryoooley
17/05/2026
Macmiil, waxaa jira dad adeegsada fariimo iyo akoonno been abuur ah si ay u helaan xogtaada bangi ee gaarka ah.
Premier Bank marnaba kuma weydiinayo PIN, OTP, Password ama CVV. Haddii qof kaa codsado xogtan, waa digniin cad oo muujinaysa khiyaano.
Fadlan hubi inaad la xiriirto oo keliya baraha rasmiga ah ee Premier Bank, gaar ahaan akoonnada verified-ka ah. Ha furin links aadan hubin, hana la wadaagin xogtaada bangi qofna.
Amnigaaga waa mudnaanteenna. Adigana digtoonow oo iska hubi.