23/06/2023
Soomaalida maraykanka ayaa Qabanaya Xus baroordiiq ah oo ay Kugarab istaagayaan Shacabka Q/Daharre iyo Shuhadadii kubaxay gacanta mujirimka.
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhaga wayne, Bosasso.
23/06/2023
Soomaalida maraykanka ayaa Qabanaya Xus baroordiiq ah oo ay Kugarab istaagayaan Shacabka Q/Daharre iyo Shuhadadii kubaxay gacanta mujirimka.
23/06/2023
WAR CUSUB: "SOO SAARISTII SHIDAALKA OGADENIA OO ISTAAGAY"
Xog ay baahisay Ad-Maleada ayaa lagu sheegay inuu istaagay qorshihii lagu soo saarayay shidaalka Ogadenia[DDS]. Warbixinta ayaa tibaaxaysa in shirkadii shaqadan ku hawlanayd ay dhaqaalle xumo soo food-saartay, taas oo keentay inuu istaago qorshihii soo saarista shidaalka.
Itoobiya, ayaa xili h**e daah-furtay daraasado lagu sheegay in shidaal badan laga helay Deeganka Soomalida[Ogadenia].Waxaana sanado h**e la sheegay in tijaabo la sameeyay, oo ay Itoobiya shidaalka soo saari doonto.Xiligaas waxaa warshadaha dalka loo suuq geeyay shidaalka si tijaabo ah, waxaana la xusay in dhismaha dhuumo shidaalka qaada la dhisi doono.[Ilaa
22/06/2023
Garoowe: Shirka Golaha Wasiirrada Puntland oo looga hadlayo xaaladda caasimadda iyo dastuurka la furay ayaa ka socda madaxtooyada, iyada oo la filayo in shirka ka dib uu madaxweynaha la hadlo dadweynaha.
22/06/2023
Wasiirka Arrimaha-gudaha DFS, Axmed Macallin Fiqi: "Garoowe waxa ka taagan waxa u sabab ah hoggaanka Puntland oo laga la' yahay in waqtigii lagu heshiiyey uu doorasho ku qabto oo tuhun laga qabo."
22/06/2023
Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey ayaa galabta fadhi ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya gaar ahaanna dagaalka Laascaanood oo markan la filayo in ay go'aanno kama-danbays ah ka gaadhaan.
Waxa kulanka hadal-jeedin xaaladda Soomaalida ah ka samaynayso, Ergey QM.
Aamin yarabi
XASUUSIN MANTA WAA JEMCE KUSALIYA XABIIB KEEN MUXAMAD SCW
Kusaliya xabiib keena muxamad scw