Haldoor Furniture

Haldoor Furniture

Share

Haldoor Furniture, Waa Meherad Cusub oo Laga Furay Magaalada Burco, Waxaad ka Helaysaa Qalabka Xafiisyada Sida Kuraasta, Miisaska iyo Shelfis. IWM.

Photos from Haldoor Furniture's post 22/04/2021

Ku qurxiso goobtaada ganacsi
Cashier tableskan fudud,
Oo meel walba kuu dhigmaya
Kuuna qaadmaya.

1.2 mtr 1mtr 80cm 60cm
Weeye cabirkoodu

Qiimayaal idin raaligeliya ayaanu idiinku haynaa, na soo booqo.

Ur office needs is our store

For more info call us:717820/0636800045.

Ramadan mubaarak 😊

Photos from Haldoor Furniture's post 19/04/2021

Office chairs
Black and brown
$100

Soo dhawaada

Ur office needs is our store 😊

For more info call us:717820/0636800045

19/04/2021

Hello asc dhamaan macaamishayada sharafta leh meel kasta oo aad joogtaan, Ramadan mubaarak ayaanu idin leenahay.

New stock has arrived alxamdulillaah

Qalab xafiis nooc kasta iyo qiime idin raali geliya ayaad noogu imanaysaan.

Soo dhawadaa gacmo furan weji furan iyo waliba qiime macquula oo ku raaligeliya.

Goobtu waa burco, suuqa dhexe area sagal jet ama pharmacy ga somaliland.

For more info call us: 717820/0636800045.

Mahadsanidiin πŸ₯°.

Photos from Haldoor Furniture's post 15/08/2020

Executive chairs $visitor chairs has arrived.
πŸ€—πŸ€—πŸ€—πŸ€—

Your office needs is our store.

For more info call us:0636800045/0656800045
Line:717820

Qiimo macquula iyo soo dhawayn wanaagsan ayaad noogu imanaysaa na soo booqo.

Mahadsnid πŸ€—

Photos from Haldoor Furniture's post 06/05/2020

Office set

Table 1.6 $220
Chair $140
Shelfis 3door $180

Total = $540

Qiimo ku raali geliya iyo soo dhawayn wanaagsan noogu kaalay.

Your office needs is our store πŸ€—

For more info call us:0636800045/0656800045
Line:717820
WhatsApp:0636800045

Welcome all πŸ€—

Photos from Haldoor Furniture's post 02/04/2020

Mahadsnid macmiilkayaga sharafta leh.

Magaalo kasta o somaliland ah waanu u diraynaa alaabta ay naga soo dalbadaan macaamishayadu.

Ku soo dhawoow qiimo macquula iyo soo dhawayn wanaagsan.

Your office needs is our store

For more info call us:
Line:717820
Mobile:0636800045/0656800045
WhatsApp:0656800045

Welcome allπŸ€—.

Photos from Haldoor Furniture's post 24/03/2020

Latest office tables
L Shape

1.8 1.6 1.4
$270 $240 $210

Noogu kaalay soo dhawayn wanaagsan iyo qiimo ku raali geliyaπŸ€—

Your office needs is our store

Xafiiskayagu waa burco, waxaanu alaabta u diri karnaa dhamaan gobolada somaliland.

For more info call us
Line:717820
Tell:0636800045/656800045
WhatsApp number:0656800045

Welcome all 😊

Photos from Haldoor Furniture's post 15/03/2020

Good news πŸ€—πŸ€—

Front Table, 1.8 cabirkiisu yahay
Colour kiisuna cadaan iyo madow
Qiimihisu waa $310

Wuu kuu qaadmaya meelkastana dhigan kartaa.

Tiro kooban ayaa ka taala

Your office needs is our store

Welcome all

For more info call us:
0636800044/45 /0656800044/45
Line:717820

Photos from Haldoor Furniture's post 11/03/2020

Welcome all πŸ€—

For more info call us
0636800045/0656800045
Line:717820

Photos from Haldoor Furniture's post 10/03/2020

Miis iyo hal kursi oo ilmaha aad guriga u dhigayso si uu wax ugu akhristo uguna fududaado qorista iyo akhriskuba πŸ€—

Qiimuhu waa $35

Si aanu ilmuhu u ilaabin homework ga schoolka u dhig guriga qalab waxbarasho,o u fududaynaya qorista iyo akhriskaba.

Colourska yaala waa
Pink ,light blue ,red.

Soo dhawaada

For more info call us:
0636800045/0656800045
Line:717820

Want your business to be the top-listed Furniture Store in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Waddada Bariga Agagaarka Xarunta Wayn Ee Dahabshiil, Ama Somaliland Pharmacy
Burco
252