Laqabso Waayaha

Laqabso Waayaha

Share

Laqabso waayaha iyo wakhtiga,
Xilliyada is doorshiyo Waayuhu Wuu is daba maraa,
Qorraxdii dhacdiyo w

04/02/2021

Qalbi Kasta Waqtiga Ayaa Bedela, Marka Laga Reebo Qalbiga Hooyada , Oo Ah Janno Aan Dhammaaneyn.

30/11/2020

👩‍❤️‍👨 Dooro Lammaane An Ku Quudhin , Inaad Seexatid Adoo Cadheysan, Xata Adiguba Aad Ahaatid Qofka Qaldane.🥰

18/11/2020

》 Jacaylku Ma aha Ka 1aad
Jacaylku Waa Cidda Kudaneysa, Daacadna Kunoqota,
Waa Qofka Markasta Aad Ubaahatid/Damacdid Imaadda.🥰

17/11/2020

Sawir Koobaya Nolosha.

12/11/2020

Waxay Tidhi ; Ilaahoow Mobile-ka ka Jejebi, Shaaashadda Ka Dillaaci, Battery ga Karid ,
Haduu Gabadh Aan Aniga Ahayn Kulahadlo 😂

20/07/2017

Masjid udhisan Tabta Doonta

20/07/2017

Ma Safarty, Oo Gaadhigii Aad Lasocotey Jidka Uu Marayey Inan/Wiil Qurxoon Makaaso raacday/Raacay, Ma ubogtay muuqlkiisa/muuqaalkeda , lkn nasiib xumo maso fadhiisanin meel kudhaw ama aad hadal kala gaadhi kartid, kadibna adoo fekerya sidad kula hadasha, Chance ma uheli doonta, siina qorsheeysanaya markay qadada gaadhee ladegaayo ha isdhaafin fursadaas
Dabeetana qofkaad intaas dhan ilaashanysay meel aand ka fileyn makaga degay gaadhigii
Hawli makugu cadaaty oo Waxax Sameyso Magarnweydayba
Bus ka isaga/iyada dartii/darteed ma uga degtaa si,aad Number ka Uga Qoratid Kadib Sidii Maku Kala Tagteen
Ciil Weynaa 😢😢😢

02/10/2016

Waxan Rajeyn Jirey Jacayl Waara, Kadib Jacaylkii Aya Waaray Qofkaan Jeclaana Wuu Tegay

Photos 02/10/2016

Waxan Ogahay Inay Jirto Cid kaa Qurxoon, Lkn Qalbiga Ayaan Kugu Jeclaadee Indhaha Kuguma Jeclaan.

Photos 26/02/2016

Waxa Iman Doonta Maalin, Marka Aan Agtaada Soomaro,
Aad Odhan Doontid, Anaa Lahaan Jirey, Wacnaan Lahaydaa Muu Isonoqdo.

Photos 16/10/2015

→ Jecliyaa Jaahaga Quruxda leh, Iyo Joogaaga Dheer

Want your business to be the top-listed Furniture Store in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Burco
252