05/08/2026
Xerada Danab ee Koonfurta Gaalkacyo & Baabuurka ay adeegsadeen xubnaha ka baxay PSF ee halkaas tagay.
Ku dhashay gobolka nugaal
Dugsi hoose darwiish garowe
Dugsi sare gambol garowe
Jamacad p.s.u garowe Siyaasi
05/08/2026
Xerada Danab ee Koonfurta Gaalkacyo & Baabuurka ay adeegsadeen xubnaha ka baxay PSF ee halkaas tagay.
Guul
05/08/2026
Dawlada
Hambalyo
05/08/2026
SAXAAFADEEDKA DAWLADA
08/06/2026
TACSI TIIRAANYO LEH
Anigoo ka murugaysan geerida naxdinta leh ee ku timid marxuum Bashiir Cabdi Cidey, waxaan tacsi iyo tiiraanyo la wadaagayaa dhammaan ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo qoyskii uu ka baxay.
Waxaan si gaar ah tacsidan ugu dirayaa Ganacsade Hon Jaamac Dhaga-dheere, oo uu marxuumku abti u ahaa, hooyadiis Saynab Cabdi Cidey, carruurtii, walaalihii, qoyska iyo dhammaan qaraabadii uu ka geeriyooday.
Waxaan Alle SWT uga baryayaa marxuum Bashiir Cabdi Cidey inuu u naxariisto, dambigiisana dhaafo, xasanaadkiisana miisaanka u saaro, qabrigiisana u waasiciyo, kana dhigo b**r ka mid ah b**raha Jannada. Alle ha ku mannaysto Jannatul Firdowsa, hana ka badbaadiyo cadaabka qabriga iyo cadaabta Aakhiro.
اللهم اغفر له وارحمه، وعافه واعف عنه، وأكرم نزله، ووسع مدخله، واغسله بالماء والثلج والبرد، ونقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس، وأبدله داراً خيراً من داره، وأهلاً خيراً من أهله، وأدخله الجنة وأعذه من عذاب القبر وعذاب النار.
Sidoo kale, waxaan Alle uga baryayaa dhammaan ehelka, qaraabada iyo asxaabta uu ka baxay inuu ka siiyo samir iyo iimaan .
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun.
**Alle ha u naxariisto Marxuum Bashiir Cabdi Cidey, Jannatul Firdowsana haka waraabiyo. Aamiin
Guulayso madaxweyne dani