Bile Furniture And Home Decoration

Bile Furniture And Home Decoration

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bile Furniture And Home Decoration, Furniture shop, Idacada, Hargeisa.

Ku soo dhawoow Bile furniture and home decoration oo aad ka heli doontid sida
gogolaha,ruumiyada,dacsadaha,duraxadaha,fadhiyadaoo waliba dal iyo dibad ba leh,sariiraha,qalabkii xafiisyada,xolalka,kabadhada,bifeyada iwm

Photos from Bile Furniture And Home Decoration's post 17/01/2023

Waa inoo diyaar gogolihii ugu danbeyay oo nooc walba leh

Photos from Bile Furniture And Home Decoration's post 16/01/2023

Fadhiyadii dalka oo nooc walba leh waa inoo diyaar noqo qofkii ugu h**eyay ee xadhiga looga furo

15/01/2023

Get your own sofa set now

08/11/2022

Ku soo dhawoow bile furniture and home decoration gaar ahaan qaybtiisa carwada iyo sharaxada guryaha oo aad ka heli doontid dhamaan agabki sharaxada guryaha sida gogolahi,qalabkii gogosha,fadhiyadii dalka,fadhigii buushka oo dabaqyo kala duwan leh iyo maradii oo tayo leh ugu kalay carwo bile

Meheradu waxay ku tala idacada gaar ahaan suuqa gobonimo wixii faahfaahin dheerad ah kala xidhiidh
Whatsapp:+252634190352

Photos from Bile Furniture And Home Decoration's post 01/11/2022

Waa hurdooyin nocii chexe co aad ka heli kartaan bile furniture and home decoration tayadoodu aad u sareyso iyo qimo jaban insha allah ugu kaalay bile furniture and home decoration yaan laga hor dhamysan

Nagala soo xidhiidh:
+252 63 4190352
Whatsapp 国 +252 63 4190352

23/07/2022
09/07/2022

Eid Mubarak kulu caan wa antam dhaman shaqalaha iyo mulkilaha Bile Furniture And Home Decoration waxay idin lenahay ciid mubarak cidan ciideda bash bash iyo barwaaqo ilahay ha inagu gaadhsiyo🎉

Photos from Bile Furniture And Home Decoration's post 06/07/2022

Asalamu aleikum waxa inoo imiday gogoshii iyo damisyadii fadhiyada oo aanu idiin keenaya uguna talo galnay ciida h**e u soo gaadh insha allah oo h**e u dalbo.

Meheradu waxay ku tala dhakhtarka red sea xagiisa dambe

Nagala soo xidhiidh
📞+ 252 63 4190352

17/06/2022

Waa hurdooyin nocii dhexe oo aad ka heli kartaan bile furniture and home decoration tayadoodu aad u sareyso iyo qiimo jaban insha allah ugu kaalay bile furniture and home decoration yaan laga hor dhamysan insha allah

Nagala soo xidhiidh:

📞 +252 63 4190352
Whatsapp📱 +252 63 4190352

Want your business to be the top-listed Furniture Store in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Idacada
Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:40 - 21:00
Tuesday 07:40 - 21:00
Wednesday 07:40 - 21:00
Thursday 07:40 - 21:00
Saturday 07:40 - 21:00
Sunday 07:40 - 21:00