Dhamays real estate

Call Directions

Dhamays real estate shirkada dhismaha, iyo iibinta guryaha iyo gaadiidka

09/10/2026

Dhamays real estate

09/10/2026

Baloog iib ah masalaha Hargeysa xaafadda digaale
Cabirka 90x48
Qiimaha $55000
Telll 63 4012878
Tell 659189596

09/10/2026

iib ah masalaha galbeed halka uu ku dhamaado deeyrka wayn ee ina geele arab.
Waa dhul sharci leh.
Cabirka 36x24
Qiimaha $90,000

Tell 0634012878

07/10/2026

iib ah

Waxan iibinaynaa labo baloodh kuyaal masalaha galbeed ee huteelka cosob.
Cabirka 36x24.
Waxa laga dhisi karaa 4 guri oo midkiiba 5qol iuo deyrkooda yahay.

Tell 0634012868

04/10/2026

Dhul iib ah masalaha Hargeysa gaar ahaan kaydka biyaha
Tell 63 4012878

04/10/2026

iib ah masalaha galbeedka eeriboodhka Hargeysa
Waa dhul 10 baloodh ah marka loo eego qorshaha masalaha Hargeysa, sidoo kale noqonaaya 30 baloodh oo qorshaha burco ah.

Dhulkan wuxu leeyahay sharci iyo sees dhmays ah.

Qiimaha waa uu ka hooseeyaa sicir ka deegaankaasi lagu iibiyo.

Waxan ku faasaxaynaa ugu dambayntii $60,000 keli ah.

Macmiil Dhamays real estate waxaad ka helaysaa dhul qiimo jaban.
Tell 63 4012878
Tell 659189596

04/10/2026

iib ah baloog ah u dhigma 10 baloodh oo midkiiba laba guri oo 5qol iyo dayr ah kuu noqon karo.

Waa dhul sharci iyo sees leh

Qiimaha suuqa waa ka hooseeyaa.

Waa dhul digaale ka sokeeya

Tell 63 4012878
Tell2 065 9189596

04/10/2026

iib ah masalaha Hargeysa gaar ahaan masjidka sh Maxamed Cabdi alloore marka galbeed loo dhaafo.
Laamiga waxa ka xiga labo boos oo keli ah.

Cabirka 36x24 mitir

Waa dhul sharci leh oo sees leh.

Qiimaha $70,000

Tell 63 4012878
Tell 659189596

Address

Hargeisa
252

Telephone

+252634012878

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhamays real estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share