Ka iibso alaab kuna iibi

Ka iibso alaab kuna iibi

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ka iibso alaab kuna iibi, Hargeisa.

Photos from Ka iibso alaab kuna iibi's post 23/08/2020

Waa Alaab aad u baahan tahay , Wakhtigaaga Nasashada, So dhawaw Mudane/Marwo.

Free Delivery
Hada Dalbo Hadhawna Hel
+252 63 3159501 /WhatsApp: +252 633159201

Photos from Ka iibso alaab kuna iibi's post 16/08/2020

2 qalab xafiis oo iib ah
Faahfaahin nagasoo wac

📞0634886086 |0634251225 |0636882028

14/08/2020


Qalabkan waxa kuu sahlaa in aad si dhib yar ku sameysato bankeeka
Kala Xariir:📞 +0612718474
🏬 : Hargeysa • Mogadisho•Garowe•kismaayo
👨‍💻 Ku Iibso Online // Shop Here
Hada dalbo oo +free-delivery

11/08/2020

Waa isku joog ka sameysan bac oo dhaqsi xeerta kaga jarayso waxa la isticmaala xiliga jimicsiga
Kala Xariir:📞 +0612718474
🏬 : Hargeysa • Mogadisho•Garowe•Bosaso
👨‍💻 Ku Iibso Online // Shop Here
Hada dalbo oo +free-delivery

Photos from Ka iibso alaab kuna iibi's post 20/07/2020

Waa A7s waa bluetooth Earphone casri aha la shaqaynaya dhaman mobile da casriga ah oo leh pass fican ku hadal iyo dhagaysiba lo isticmali karo
Model:A7s True wireless headset
ku hadal : 3 saac
ku dhagayso : 3 saac
Charging Time :1 hours
price:16$ only
nagala soo xidhiidh :0634468143 / 0654468143 / 0963024102
Location: wajale
magaloyinka kale online kuso dalbo,

Photos from Ka iibso alaab kuna iibi's post 12/07/2020

💧CUNTO TURKISH AH 🇹🇷 QIIMAHA $800

💧CALL 📞AMA WHATS UP 📲063_4407209


💧HORE U GAADH 💧

Photos from Ka iibso alaab kuna iibi's post 12/07/2020

Asalamu alaikum warahmatulahi wabarakatu.

Waxanu ogeysiineynaa Dhamaan Dadweynaha Somaliyeed, Inaanu idiin so Kordhibey.
Silis, Fargalaan laguugu Qorayo Magacaad rabto iyo Luuqadaad Rabto in laguugu qoro.

So dhawaw Macmiil, Muddada sugitaankuna waa 1 Week.

Photos from Ka iibso alaab kuna iibi's post 30/06/2020

macmiil wn kuu keenay tasbix cusub hadii aad jeceshay tasbiixada kasoo doono qudus online
Nala soo xidhiidh ☎️ 634829885 📞 +252 - 65 9974994
Ku iibso Online adiga jooga magaaladada - gurigaga iyo goobtada shaqada.
- - - - - - - .

Photos from Ka iibso alaab kuna iibi's post 04/06/2020

Mamiil waxan idin keenya marokaneeco laba nafar ahjilmad iyo tafaariiq ba.
FREE DELIVERY ✈⛟
Hada Ka Dalbo
📞+252 63 3992362
📞+252 0615956107
WhatsApp: 📞wa.me/+252633992362
➡️Goobaha : ● ●

05/05/2020

Dhib ma ku qabtaa Caaga Biyaha Ka daataan. Hadda ka dib isticmaalka qalabka fududeeya howsha biya ka shubida Jiirgaanka.
Qiimaha waa :$10 wthsapp
Faahin dherad wac 61 2 73 77 76

Photos from Ka iibso alaab kuna iibi's post 05/05/2020

Macmiil waxa ku diyaar ah laba miis iyo kurastudo oo mudo bil ah la isticmalayay
Shop now at
WhatsApp:063-4858543|063-4397173|065-9729161
$130

Photos from Ka iibso alaab kuna iibi's post 01/04/2020

BISHAARO BUSHAARO

Waxanu kuu keenay Saliid Dabiiciya oon wax dhibaato ah laheyn waana Original, Waxay so Celin doonta Edamka eebe Timihii kaa Daatey, hadii aad hada isku aragtey Timahaaga oo daadanayana wey joojineysaa Daadashada.

Kaaley oo nala Arag Saliida NEO HAIR LOTION waana 1kii.



WAXANU KUUGU KEENI DOONAA HALKAAD JOOGTO.

Wixii faahfahina Message noo dhaaf, ama Comment, Anaga kula soo xidhiidhi Insha Allah.

Want your business to be the top-listed Furniture Store in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Hargeisa
00252