๐ Shirkadda Dahabshiil Group oo Magaaladda Hargeysa ku qabatay munaasibad Afur-wadareed balaadhan, oo ay ka soo qayb galeen shaqaalaha shirkadaha kala duwan ee ay ka kooban tahay, oo ay ka mid yihiin Dahabshiil, Dahabshiil Bank, Somtel, eDahab, Bluekom, Horn Petroleum, MicroDahab, Somtuna iyo Dahabshiil Motors.
Munaasibaddan ayaa muujinaysa sida ay Dahabshiil uga goโan tahay dhisidda hayโad ku salaysan midnimo, kalsooni, iyo wada shaqaynโkuwaas oo ah tiirarka aas-aaska u ah koboca iyo guusha joogtada ah ee shirkadda.
Afurkani waxa uu sidoo kale ahaa fursad qiimo leh oo lagu xoojinayo is-fahamka, is-cafinta, iyo dib-u-dhiska xidhiidhka wanaagsan ee ka dhexeeya shaqaalaha, iyada oo la xoojinayo dhaqanka wadajirka ah ee shirkadda.
๐ค Dahabshiil Group waxay aaminsan tahay in guusha dhabta ahi ay ka bilaabato shaqaale mideysan.
eDahab
eDahab will permit customers to upload funds to their mobile devices and use the credit to pay for pu eDahab Service is a modern mobile payment service.
It adds more value to our existing Somtel services. eDahab facilitates all kinds of money payment transactions, including transfer, purchases, fee payment, salary/wages payment and cash storage. It enables Somtel subscribers to send money to their friends and relatives. eDahab is highly secure having different security layers. Users can access their accounts with security pin number and they can s
Dahabshiil Group ayaa Magaaladda Mogadishu ku qabatay Munasibadda afur-wadareed ah, munaasibadda ayaa mideysay qaybaha kala duwan ee bulshada Mogadishu.
Halku-dhigga munaasibadda:
โAan Midayno Quluubtoo, Iska Dayno Qabyaalad.โ
Afurkani wuxuu xoojinayaa midnimada, wadajirka iyo qiimaha walaaltinimada bulshadda magaaladda Mogadishu oo kamid ah tiirarka horumarka bulshadda.
Dahabshiil Group ayaa Magaaladda Jigjiga ku qabatay Munasibadda afur-wadareed ah, munaasibadda ayaa mideysay qaybaha kala duwan ee bulshada Jigjiga.
Halku-dhigga munaasibadda:
โAan Midayno Quluubtoo, Iska Dayno Qabyaalad.โ
Afurkani wuxuu xoojinayaa midnimada, wadajirka iyo qiimaha walaaltinimada bulshadda Jigjiga oo kamid ah tiirarka horumarka bulshadda.
Dahabshiil Group ayaa Hargeysa ku qabatay afur-wadareedkii ugu weynaa abid, kulan mideeyay qaybaha kala duwan ee bulshada Hargeysa.
Halku-dhigga munaasibadda:
โAan Midayno Quluubtoo, Iska Dayno Qabyaalad.โ
Afurkani wuxuu xoojinayaa midnimada, wadajirka iyo qiimaha walaaltinimada bulshadda Hargeysa oo kamid ah tiirarka horumarka bulshadda.
Shirkadaha Dahabshiil Group ayaa door muuqda ka qaatay taageeridda iyo taabo-gelinta Carwada iyo Shirweynaha 7-aad ee Teknoolajiyadda Somaliland 2025, oo sanadkan lagu soo bandhigay hal-abuurka iyo horumarka Tignoolajiyadda Maaliyadeed (FinTech).
Dahabshiil Group waxa ka goโan dhiirrigelinta hal-abuurka, horumarinta dhalinyarada, iyo kobcinta adeegyada dijitaalka ah, kuwaas oo door muhiim ah ka qaadanaya koboca dhaqaalaha dalka, soo jiidashada maalgashadayaasha caalamiga ah, iyo xoojinta xirfadaha dhalinyarada Soomaaliyeed.
๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐๐๐๐ก๐ ๐๐๐ก๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฅ ๐๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ฆ๐ญ๐๐ฅ ๐จ๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐๐๐ช๐๐ฒ $๐๐๐,๐๐๐ ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐๐ซ๐ญ๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐๐๐ฆ๐๐ฒ๐ฌ๐๐ฒ ๐ ๐จ๐๐จ๐ฅ๐ค๐ ๐๐ฐ๐๐๐ฅ.
Labada shirkadood ayaa noqday shirkadihii ugu horreeyay ee gaar loo leeyahay ee si toos ah uga jawaaba baaqa gurmadka abaaraha.
Deeqdan ayaa lagu bixin doonaa cunto, biyo, iyo kaalmooyin degdeg ah oo muhiim ah, waxaana ay qayb ka tahay dadaal baniโaadantinimo oo ballaaran.
Gobolka Awdal ayaa ka mid ah meelaha ugu daran ee ay abaartu saameysay Geeska Afrika, iyadoo daaqii uu engegay, ceelashii biyahana ay qallaleen. Xoolo badana ay ku baabaโeen, halka dad badana ay barakeen iyagoo raadinaya cunto iyo biyo.
Maareeyaha guud ee Dahabshiil Group, Abdirashid Duale ayaa sheegay โin doorka ganacsatadda gaarka loo leeyahay uu yahay mid muhiim ah marka ay timaaddo u gurmashada bulshadda waqtiga ay dhibaatadu jirto.
Wuxuu intaa ku daray inay aad uga walaacsan yihiin dhibaatadda haysta dedkeenna, isla markaana masuuliyad ka saarantahay in ay si degdeg ah uga jawaabaan marka ay dhibaato dhacdo, deeqdana ay qayb ka tahay balanqaadka joogtadda ee shirkadaha dahabshiil Group ka saaran bulshadda.โ
Dahabshiil, oo ka hawlgala in ka badan 140 waddan, ayaa muddo dheer ka shaqeynayay gurmadka musiibooyinka iyo horumarinta bulshada.
Somtel, oo ah qaybta isgaarsiinta ee shirkadaha Dahabshiil Group, ayaa door muhiim ah ka ciyaarta xoojinta isku xidhka bulshadda.
Labada shirkadood ayaa si joogta ah ugu deeqa adeegyada caafimaadka, waxbarashada, iyo gurmadka degdegga ah, waxaana ay ugu baaqqayaan dhamaan ganacsatada kale iyo qurba-joogta Soomaaliyeed in ay ka qayb qaataan gurmadka abaarta.
Deeqda Dahabshiil iyo Somtel ayaa timid xilli dawladdu ku dhawaaqay xaalad degdeg ah, islamarkaana la bilaabay dadaallo qaran oo ay qeyb ka yihiin dowladda, bulshada rayidka ah, iyo ganacsatada.
โฆ.
๐๐๐ก๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฅ ๐๐ง๐ ๐๐จ๐ฆ๐ญ๐๐ฅ ๐๐จ๐ง๐๐ญ๐ $๐๐๐,๐๐๐ ๐ญ๐จ ๐๐ฎ๐ฉ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ ๐๐ซ๐จ๐ฎ๐ ๐ก๐ญ-๐๐๐๐๐๐ญ๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ข๐๐ฌ ๐ข๐ง ๐๐ฐ๐๐๐ฅ ๐๐๐ ๐ข๐จ๐ง
Dahabshiil Group and Somtel have announced a $200,000 donation to support communities affected by the ongoing drought in the Awdal region, one of the hardest-hit areas in the Horn of Africa.
The funds will be used to provide emergency assistance, including food, water, and other essential supplies, as part of a broader humanitarian response to the worsening situation.
Dahabshiil Group CEO Abdirashid Duale said the private sector has a critical role to play in supporting communities during times of crisis.
โWe are deeply concerned about the suffering of our people,โ said Abdirashid Duale. โIt is our responsibility to act swiftly in times of hardship. This donation reflects our long-standing commitment to supporting the communities we serve.โ
The two companies are among the first private sector entities to respond directly to the drought emergency appeal.
Local authorities and aid agencies have warned that Awdal is experiencing severe drought conditions, with dried-up grazing land, depleted water wells, and widespread livestock deaths. Many families have been displaced in search of food and water.
Dahabshiil, which operates in over 140 countries, is widely known for providing remittance and banking services across the region and globally. Its telecommunications arm, Somtel, offers mobile, internet, and digital money transfer services, helping to promote connectivity and financial inclusion in underserved areas.
Both companies have previously supported healthcare, education, and emergency relief initiatives in the region and beyond. They have called on other businesses and members of the diaspora to join the ongoing efforts to support those affected by the drought.
This donation comes at a time when the government has declared a state of emergency and launched a national appeal involving public institutions, civil society, and the private sector.
Humanitarian agencies have repeatedly warned that the Horn of Africa is facing one of its worst droughts in decades, driven by consecutive failed rainy seasons and the intensifying impact of climate change.
29/04/2025
Shirkadaha Dahabshiil Group ee, Dahabshil Bank International, MicroDahab-MFI, Somtel , Bluekom iyo adeegyadda eDahab, iyo DahabPlus ayaa kaalin-weyn ka qaatay qabsoomidda shirweynaha horumarinta ganacsatadda yaryar iyo kuwa dhexe ee Somaliland.
Shirkadaha Dahabshiil Group waxaa ka go'an taageeradda, horumarinta iyo kor u qaadista ganacsiyadda yaryar iyo kuwa dhexeba, iyaga oo bixinaya adeegyo casri ah oo u fududeynaya horumarinta ganacsigooda, isla markaana dhiirrigelinaya kobaca dhaqaalaha dalka.
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐๐๐ ๐๐ข๐ข๐๐ ๐๐ ๐๐๐ก๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฅ ๐๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ข๐ข ๐๐๐๐๐ ๐ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ๐ค๐๐๐ฎ ๐ค๐ ๐๐ข๐ฅ๐๐๐๐ฆ๐๐ฒ.
03/04/2024
๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ๐ค๐๐๐๐ก๐ ๐๐๐ก๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฅ ๐๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ ๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐๐ฎ๐๐ฅ๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐ญ๐๐ฅ๐๐๐๐๐ง๐ค๐ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ ๐ก๐๐๐ฅ๐๐ฒ ๐ ๐๐ฅ๐๐๐ญ๐ ๐๐๐๐ช๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ (๐๐๐๐ช๐ ๐๐จ๐ฆ๐ญ๐๐ฅ) isaga oo ugu hambalyeeyay dadaalka iyo sida ay uga go,antahay u adeegida dhamaan macaamiisha meel kasta ay joogaan. Somtel sharaf weyn ayeey u tahay in Deeqi la shaqayso oo ah inan haldoor ah.
Waxaanu ku faraxsanahay in galabta xaflad mahadnaq ah, shaqo dalacsiin iyo abaal marino kala duwan ah lagu gudoon siiyay kartideeda iyo sida ficil keedii wanaagsanaa dad badan u siiyay dhiiri gelin dhinacyo badan leh.
๐๐๐ซ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐๐ฒ๐จ ๐๐ฒ๐๐๐ง๐ฎ ๐ฎ ๐๐ข๐ซ๐๐ฒ๐ง๐๐ ๐๐๐๐ช๐ ๐๐จ๐ฆ๐ญ๐๐ฅ!
18/02/2024
SAWIRO: Xafladda Sanadlaha ee Shaacinta Saamiyada cusub ee Somtel Somaaliya & la Wadaagidda Saamileyda xogta Hiigsiga Shirkadda 2024.
21/01/2024
Raac tilmaamahan si aad si fudud ๐๐ฎ๐ฆ๐๐๐ซ๐ค๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐ก๐๐ ugu darto app-ka ๐๐๐ก๐๐๐๐ฅ๐ฎ๐ฌ, uguna isticmaasho meel walba๐
๐๐๐๐๐ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐๐ : https://onelink.to/dahabplusapp
31/12/2023
Happy New Year! May the New Year bring you happiness, peace, and prosperity. Wishing you a joyous 2024!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa
00252
Opening Hours
| Monday | 07:30 - 23:00 |
| Tuesday | 07:30 - 23:00 |
| Wednesday | 07:30 - 23:00 |
| Thursday | 08:00 - 23:00 |
| Friday | 00:00 - 23:00 |
| Saturday | 07:30 - 22:00 |
| Sunday | 07:00 - 23:00 |