15/08/2026
Qurux waarta oo aan biyuhu waxyeellayn.
Waxaa loo naqshadeeyey inay ilaaliyaan muuqaalkooda casriga ah iyo tayadooda, xitaa meelaha qoyan dahaadhkooda sare waa mid u adkaysanaya.
UPVC leh qurux, adkeysi iyo cimri dheer.
11/08/2026
Waxaa loo naqshadeeyey Albaadayada Tayo iyo adkeysi, si uu quruxdiisa, muuqaalka casriga ah iyo si uu tayadiisa u ilaashado sannado badan, xitaa hadii si joogto ah loo isticmaalo.
waxaad ka helaysaa ilaa 5 Midab.
09/08/2026
Waxaanu bixinaa Adeegyada ugu tayada fiican
dalkeena Somaliland.
01/08/2026
Hadii aad mashruuc wado ama aad guri dhisanayso waa muhiim inaad doorato Albaabo tayo fiican leh, Casriya oo muddo dheerna jiri kara.
Turkish Star UPVC waa xalka gurigaaga.
21/07/2026
Qiime Cad & Doorasho Sax Ah.
Ka faa'iidayso qiimayaashayada hufan ee lagu kalsoonaan karo oo ku saabsan PVC Windows & Doors tayo sare leh.
Adeegayada aanu bixino waa kuwa loogu kalsoonida badan yahay.
20/07/2026
Guulaysataha Saadashi xalay ee FIFA World Cup 2026, waxa ku Guulaystay YOUSUF JIMCALE, Hambalyo ayaanu leenahay Macmiilka.
waan idin mahadcelinaynaa dhamaantiin intii ka qayb qaadatay saadalinta ciyaarta iyo inta toosba noogu xidhan.
halkan isha kuhaya markasta waxaanu soo wadnaa barnaamijyo aad ka daa'idi doontaan.
ALLAH MAHADLEH