13/01/2023
Billan Furniture
BADHTAMAHA SUUQA GOBANIMO
13/01/2023
17/09/2022
Waanu soo dhawaynaynaa talaabo xagga wanaagsan loo qaaday weeyaan
09/06/2022
Aynu muujino jacaylka aynu u qabno suubanaheenna Mohammed NNKH. ♥️
15/05/2022
Kulamadii 12-ka May ee Hargeysa & Berbera ayaa diiradda lagu saaray faa'iidada labada dhinac ee iskaashiga dhow ee Maraykanku la leeyahay xukuumadda Somaliland. Wadashaqeyn weyn oo dhexmarta AFRICOM & militariga Somaliland iyo ciidanka ilaalada xeebaha waxa ay horumarin doontaa danaha wadaagga ah sida xasilloonida gobolka iyo ilaalinta waddooyinka muhiimka ah ee ganacsiga.
Waxaan u mahadcelinaynaa doorka Somaliland ee gobolka ee ah mid adkaysi leh, deggan, iyo
dimoqraadiyad nabad ah. AFRICOM waxay aad u danaynaysaa inay sahamiso fursado dheeraad ah si ay u sii qoto dheeraato wada shaqaynta Somaliland ee ujeedooyinka aynu wadaagno ee ka hortagga argagixisada, budhcad-badeedda, iyo ka ganacsiga.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Gobanimo
Hargeisa
00252
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 20:00 |
| Tuesday | 08:00 - 20:00 |
| Wednesday | 08:00 - 20:00 |
| Thursday | 08:00 - 20:00 |
| Saturday | 08:00 - 20:00 |
| Sunday | 08:00 - 20:00 |