Qarax weyn oo gaas ah ayaa gilgilay magaalada(Tepojaco/Tepotzotlán) ee Mexico, wuxuuna sababay holac weyn oo laga arkay masaafo fog
Qaraxan ayaa ka dhashay shil la xiriira haan gaas ama gaas la kaydinayey, kadibna dab xooggan ayaa si degdeg ah u faafay, taas oo keentay holac weyn iyo qiiq madow oo cirka u baxay.
Daauud cisamaan alqasaala
kismaayo
Qaar kamid ah xubnaha golaha mustaqbalka oo si adag ugu hadlay xaalada dalka iyo wixii shalay ilaa xalay ka dhacayay Magalada Muqdisho.
Xaalka Liibiyada maanta iyo dhalinyarada ku fekeraysa in ay u tahriibaan Libya,sidaas ayaa maanta ka taagan
Ugu danbayn Xasan Cali Khayre waa laga saaray Barmuudo, waxaana dib loogu celiyay deegaankiisa Jayga.
Bulshada Magaalada Kismaayo oo ka hadlay weerarka lagu qaaday madaxdii h**e ee dalka.
Hadal-jeedinta Musharraxa Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed, Axlaam Cumar.
DEG DEG: Dagaalkii ka socday guriga RW Xasan Cali Kheyre ayaa hadda istaagtay, ciidamadii dowladda ayaana guud isaga guuray dhufeysyadii ay sameysteen . Shacab badan ayaana ku qulqulaayo guriga RW Xasan See less
Wasiirka Wasaaradda Haweenka, Dowladda Jubbaland, ayaa ka hadashay dilal la xiriira aanooyin qabiil oo ka dhacay degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo,
Saakey iyo casimada waxa Kasocd
Ciidamada amniga ee magaalada Tobruq ee dalka Libya ayaa maanta xaafadaha magaaladasi ka soo qab qabtay tahriibayaal lagu qiyaasay ilaa 800 oo qof kuwaas oo ka soo kala jeeda dalal kala duwan
Ciidamadu waxa ay sheegeen in dadkan dib loogu tarxiilayo dalalkii ay ka kala yimaadeen
Si aad u hesho warar cusub follow gareyso shabakadda wararka ee Dunida islaamka Media XIGASHO DUNIDA MUSLIMKA
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Website
Address
Kismayo
0618747160