Sagal Group Of Company

Sagal Group Of Company

Share

Headquarters: Laascaanood , Boosaaso, Hargaysa, Buuhoodle, Burco , Garoowe, Cadaado iyo Beledweyn

SAGAL General Company PVC's has a vision to provide quality merchandise and sustained services to every customer and user of our products, services and business in general with respect and satisfaction


Sagal General Trading Company Business Based On Shari'a

03/08/2021

Macaamiisha sagal waxaan idiinla diyaar nahay Adeeg hufan alaab tayo leh iyo adeege alle yaqaan ah.

Photos from Sagal Group Of Company's post 21/02/2018

Sagal Firnuture oo qayb ka ah Sagal Group Of Company Hoyga Xaragada ee Laascaanood ayaa kuu haysa noocyada kala duwan alaabada Guryaha iyo Xafiisyada noocyadii kala duwanaa kuwii ugu danbeeyey .

Sagal Firnuture waxay kuu haysaa Sariir Laba Nafar Qoys ah .
Nooca Turkish Model .
Magaca Sariirta : Turkiya
Qiimaha :1498.

Laga Heli karo Xarumaha kala ah.

. .

Horay u gaadh Sagal Firnuture .

Kala Xidhiidh : 063-4116327
063-4496437
063-4908377

Photos from Sagal Group Of Company's post 21/02/2018

Sagal Firnuture oo qayb ka ah Shirkada Sagal Group of Company , Hoyga xaragada iyo bilicda guryaha iyo Xafiiska ,
waxaa kuugu diyaara Fadhi Noociisu yahay Fadhi Wadani .
Qiimihiisu yahay $ 489 .
Waxaad ka heli kartaa Xarunta # Laascaanood .

Kala XIdhiidh Numberada kala ah :
063-4908377/063-44964337- 4116327.

Photos from Sagal Group Of Company's post 19/02/2018

Sagal Firnuture oo qayb ka ah Sagal Group Of Company Hoyga Xaragada ee Laascaanood ayaa kuu haysa noocyada kala duwan ee alaabada Guryaha iyo Xafiisyada noocyadii kala duwanaa kuwii ugu danbeeyey .

Sagal Firnuture waxay kuu haysaa Fadhiga Nasashada .

Nooca Turkish Model .
Magaca Fadhiga : Chiars .
Qiimaha :1089.

Laga Heli karo Xarumaha ka ah.

.

Horay u gaadh Sagal Firnuture .

Kala Xidhiidh : 063-4116327
:063-4496437
: 063-4908377

19/02/2018

Sagal Firnuture oo qayb ka ah Sagal Group Of Company Hoyga Xaragada ee Laascaanood ayaa kuu haysa noocyada kala duwan alaabada Guryaha iyo Xafiisyada noocyadii kala duwanaa kuwii ugu danbeeyey .

Sagal Firnuture waxay kuu haysaa Sariir Laba Nafar Qoys ah .
Nooca Turkish Model .
Magaca Sariirta :
Qiimaha :1489.

Laga Heli karo Xarumaha kala ah.

. .

Horay u gaadh Sagal Firnuture .

Kala Xidhiidh : 063-4116327
063-4496437
063-4908377

Photos from Sagal Group Of Company's post 17/02/2018

Shirkada agabka Electronica ga ee SECCCO oo qayb ka ah Shirkada Sagal Group of Company
ee fadhigeedu yahay magaalada Laascaanood waxay kuu haysaa agabka ku shaqeeya awoodda cadceeda
Qorraxda oo aad kaga kaaftoomayso korontada .

Shirkada SECCCO Waxay kuu haysaa Tallaagad aan ku shaqaynayn Korontada balse ku shaqaynaysa awooda Cadceedda Qorraxda ah ,

Tallaagad DC ah agabka ay wadato waa :
1:Sollar hal xabo ah awoodiisa ay tahay 150 W.
2:Battery 100 W.
3:Charger Cantroll (Saacada kaa ilaalinaysa dabka Shoodhka )

Qiimaha 650 $ .

Laga Heli Karo Xarumaha kala ah :
Laascaanood Garoowe , Boosaaso , Gaalkacyo , iyo Beledwayne .

Kala Xidhiidh :
4652037/ 4906069/Land Line 754000.

Photos from Sagal Group Of Company's post 15/02/2018

Sagal Firnuture oo qayb ka ah Sagal Group Of Company Hoyga Xaragada ee Laascaanood ayaa kuu haysa noocyada kala duwan alaabada Guryaha iyo Xafiisyada noocyadii kala duwanaa kuwii ugu danbeeyey

Kala Xidhiidh : 063-4116327
063-4496437
063-4908377

Photos from Sagal Group Of Company's post 11/02/2018

Shirkada Sagal Group of Company Lasanod
=======================
Ku Soo Dhawoow Shirkada SAGAL Group Of Company oo ka mid ah Shirkadaha waawayn ee ganacsiyo kala duwan ku leh magaalooyin kala duwan oo ku yaalla gayiga Soomaaliyeed .

Shirkada SAGAL Group Of Company , Gaar ahaan qaybteeda alaabada guryaha ayaa keentay alaabo cusub oo isugu jira Alaabada guryaha kuwalagu nasto Aroosyada , Casuumadaha , iyo alaabada Nashqadaha qurxinta guryaha .

Alaabada noocyadii uu danbeeyey oo isu jira Sariiro Hurdooyin , Fadhiyo noocayada kala duwan , Kuraasta iyo Miisaska Xafiisyada iwm oo ay keentay shirkadani ayaa waxay ugu bishaaraysaa Macaamiisha sharafta leh ee Shirkada Sagal Furniture in ay u samayn doonto qiimo dhimis ballaadhan oo gaadhaya 25 % , isla markaan dadka arooska ahi ay u samayn doonto qiimo dhimis gaar ah .

Hurdooyinkaa dalka , kuwa lagu sameeyey Wadamada Jarmalka , Talyaaniiga Turkiga iyo China ayaad ka helaysaa Shirkada SAGAL Furniture .

Dhamaan alaabadan oo aad ka heli karto xilli waliba xarunta alaabada e Shirkada SAGAL Group of Company ayaa waxaa kuugu diyaara Shaqaale loo carbiyey soo dhawaynta macaamiisha , qancitooda iyo waliba in alaabada lagu geeyo guriaaga .

Ha moogaan Sagal Group Of Company

Kala Xidhiidh :063 4496437/063 4908377.

10/11/2017

Jamacadaha iskuulada iyo huteelada waxaan uhaynaa qalan usuura galinaya koronto la.aan biyo joogto ah sida hoos ka muuuqata.
haddaba ciddii ceel leh ha gaaraaan sagal group gaar ahaan qaybta solar iyo korontada.
ama wac 063-4906069/754000

Photos from Sagal Group Of Company's post 30/10/2017

GOOB WALBA GOORWALBA
SIDA UGU HABOON
QALAB TAYO LEH
QIIMO JABAN
IYO QANCINTA MACAAMISHEENA
INSHA ALLAH

Photos from Sagal Group Of Company's post 30/10/2017

GOOB WALBA
GOORWLABA
SIDA UGU HABOON
QALB TAYO LEH
QIIMO JABAN IYO
QANCINTA MACAAMIISHEENA
INSHALLAH

Photos from Sagal Group Of Company's post 03/10/2017

Shirkadda Sagal xarunteeda laascaanood waxaa kuugu Diyaara
SHAMIITO AAD U TAYO BADAN IYO RINJI TAYO LEH

h**e u gaadh haddii aad dhisanayso Dhisme

Want your business to be the top-listed Furniture Store in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Laascaanood