Enza Home Somalia

Enza Home Somalia

Share

Enza Home is a concept brand offered by Yataş to create new lifestyles. Enza Home shapes life with its quality products. #enzahome #enzahomesomalia

13/07/2026

Cante Bedroom waa nashqad daggan midab ahaan oo waa mid ka sameysan material unique ah, waa Design Casri ah oo ka mid Nashqadihii ugu danbeeyay ay soo saarto Enza Home.

📞WHATSAPP: +252613629999

02/07/2026

50% OFFER

Enza Home waxay idiin sameysay 50% OFFER u gaar ah Maalmaha Xorriyadda Awgood.

🗓 1-da ilaa 9-ka Luuliyo 2026

Ha moogaanin fursadan dahabiga ah

30/06/2026

50% OFFER

Bari oo ku beegan 1da Luulyo ayuu bilaabanayaa offer-ka 50%, waxa uuna ku egyahay 9 Luilyo 2026.

Photos from Enza Home Somalia's post 28/06/2026

50% OFFER

Enza Home waxay idiin sameysay 50% OFFER u gaar ah Maalmaha Xorriyadda Awgood.

🗓️ 1-da ilaa 9-ka Luuliyo 2026

Ha moogaanin fursadan dahabiga ah

Photos from Enza Home Somalia's post 27/06/2026

50% OFFER

Enza Home waxay idiin sameysay 50% OFFER u gaar ah Maalmaha Xorriyadda Awgood.

🗓️ 1-da ilaa 9-ka Luuliyo 2026

Ha moogaanin fursadan dahabiga ah

26/06/2026

Hambalyo Dhammaan umadda Soomaaliyeed u dabaal dagga 26ka June oo ku asteysan maalin weyn oo kamid ah maalmaha ay xornimada qaadatay Soomaaliya.

Photos from Enza Home Somalia's post 20/06/2026

PARMA DINING ROOM waa qado Midab qani ah ka sameysan oo dagan, sidoo kale armaajada Keydka aalaabta ayaa ah mid ballaaran oo alaab badan aad ku keydsan karto.

📞WHATSAPP +252613629999

Photos from Enza Home Somalia's post 16/06/2026

NEW ARRIVAL

MARSANA Living Room waa fadhi Nashqad caalami ah ka sameysan iyo material maro cajiib ah, kuma daaleysid inta aad waqtiga nasiinada ku qaadaneyso, waxa uu kamid yahay nashqadihii ugu danbeeyay ee sannadkan cusub lasoo saaray.

📞WHATSAPP: +252613629999

Want your business to be the top-listed Furniture Store in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


W. Waabari, Mogadishu Banaadir
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 21:00
Tuesday 09:00 - 21:00
Wednesday 09:00 - 21:00
Thursday 09:00 - 21:00
Saturday 09:00 - 21:00
Sunday 09:00 - 21:00