Dooq Online Market

Dooq Online Market

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dooq Online Market, wadajir Mogadishu, Mogadishu.

Dooq Online Market waa suuq online ah kaasoo aad ka heli karto dhammaan badeecooyinka aan horay Dalka loo keenin sida Electronics-ka, Agabyada dumarka isku qurxiyaan, daawooyinka, maacuunta iwm.

Photos from Dooq Online Market's post 21/07/2022

New arrivals. Macaamiisheena sharafta leh waxaan idiin keenay dash board oo aad u isticmaalo in mobile-ka uu kuu qabto marka aad gaariga wadeyso ama waxaad mobile kaaga ku daawan kartaa muuqaal adigoon gacmaha isaga daalin qalabkan casriga ayaa kuu haynaayo. naga soo dalbo hadda intuusan kaa dhamaanin.




13/07/2022

Video clips kaan ayaa idinka caawin doona sida loo isticmaalo aaladaan.
Mahadsanidiin walaalayaal ka faa'iideysi wacan.

Photos from Dooq Online Market's post 13/07/2022

New arrivals. Macaamiisheena sharafta leh waxaan idiin keenay qalabkaan casriga ah.
Waxaad u isticmaali kartaan dash board baabuurta, Xafiisyada, guryaha iyo jikooyinkaba sida ka muuqado sawirada iyo iyo video ga. Waxaa sharaxaad buuxda idinka siinayo sida loo isticmaalo aaladaan, video clip ka aan idin kula wadaagnay page keena. Ka faa'iideysi wacan.

Photos from Dooq Online Market's post 05/06/2022

Qiimaha Hadda $10, Qiimihii H**e $20
Macaamiisheena sharafta leh, Waxaan idiin sameynay qiimo dhimis 50% ah oo aan kusameynay ookiyaalayaasha layskaga difaaco ileyska blue ga ah ee kayimaada mobile lada iyo computerada. Ileyskasoo ku sababa qofka in indhaha iyo madaxaba uu xanuuno.






Photos from Dooq Online Market's post 18/05/2022

Ookiyaaluhu waa anti blue light.
Waxuu kaadifaacayaa ileyska blue ga ee mobilada iyo computerada.
Wuxuuna u fiican yahay Dadka indhaha ama madaxa ey xanuunaan kadib markey daqiiqado ey ku mashquulaan ama fiiriyaan shaashadaha Computerka ama mobilada.
waxaana laguugu keenayaa goobtaada shaqo ama guri.
Nagala soo xiriir: 061 5583602


Want your business to be the top-listed Furniture Store in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Wadajir Mogadishu
Mogadishu
252