Farxad ayey noo tahay in aan qalabeyn iyo qurxin ku sameyno Qolka shirarka (Meeting room) ee Gudiga maaliyada iyo dhaqaalaha ee Aqalka Sare ee somalia.
Capital Interior and furniture
waxaan nahay shirkad ka shaqeysa furniture nuucyadiisa kala duwan, sida jikooyinka, decorationka, Gypsum boardka.
10/06/2026
Kusoodhawoow Dalkaada Garsoore Omar Abdulkadir Artan.
Kuraas Raaxo leh.
Waxaa sharaf noo ah inaan ka qeyb qaadanno qalabeynta Maqaayada Prime Coffee and Restaurant.
See les
05/06/2026
Jumma Mubarak.
04/06/2026
Waxaa sharaf noo ah inaan ka qeyb qaadanno qalabeynta Maqaayada Prime Coffee and Restaurant.
Tayo, qurux iyo adeeg casri ah ayaan ku xoojinay goobta si ay Macaamisha iyo shaqaaluhuba u helaan jawi Dagan oo raaxo leh.
Halkee Jeclaan laheyd in aan kugu sameyno qurxin iyo qalabeyn?
31/05/2026
Tareenka Qurxinta iyo Qalabeynta guryaha iyo xafiisyada Haka harin.
26/05/2026
Eid Adha Mubarak.
25/05/2026
Maalinta Carafo waa maalin aad u fadli badan oo Alle dambiyada ku dhaafo addoomihiisa. Soonka maalintan wuxuu cafis u yahay dambiyadii sanadkii tagay iyo kuwa sanadkan. Nabigu ﷺ wuxuu yiri: “Waxaan Alle ka rajeynayaa in soonka Carafo uu dhaafo dambiyada sanadkii h**e iyo sanadkan.”
Ka faa’iideyso maalintan ducada, dikriga iyo camalka wanaagsan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu