29/08/2024
Diiriye Furniture
A Promise For Quality and Affordable Price. Waxaan kuu ballan qaadaynaa alaab tayadeedu sarreyso iyo qiimo macquul ah.
Had iyo jeer ha moogaan DIIRIYE FURNITURE . Si fududna kaga dalbo dhammaan agabka guryaha , adigoo laxiriiraya numberka 0613505081.
29/08/2024
24/03/2023
Ramadan kareem. Dhammaan macaamiisha DIIRIYE FURNITURE.
17/03/2023
Juma kareemπ―
Waa sariiraha carruurta, oo aan udiyaarinay mid kamida macaamiisheena sharafta leh. Adna waan kuu diyaarin karnaa, haddii aad ubaahantahy Xarunteena waxaad ugu hagaagi kartaa suuqa bakaaraha gaar ahaan isgoyska suuqa khaliifa.
π 0613505081
06/01/2023
15/08/2022
Dhammaan macaamiisheena waxaan ogeysiineynaa iney naga dalban karaan armaajooyinka oo nuuc walba leh.
π- waxaad ugu hagaagi kartaa suuqa bakaaraha gaar ahaan Isgoyska suuqa khaliifa.
βοΈ- waxaad nagala soo xiriiri kartaa: 0613505081 amaba 0613134274
π- free delivery now available
β±- saacadaha shaqadu waa 7:00am - 5:00pm
15/07/2022
Dhammaan macaamiisheena waxaan ogeysiineynaa inaan keenay firaashyadii ama jooradiyaashii oo ka kooban ISBUUNYO iyo CINJIR(medical mattress).
π- firaashyo aan dumeyn oo aan dhabarxanuun laheyn ugu imow DIIRIYE FURNITURE GROUP.
π- Waxaad ugu soo hagaagi kartaa xarunteena Suuqa Bakaaraha gaar ahaan Isgoyska suuqa khaliifa
βοΈ - waxaad nagala soo xiriiri kartaa: 0613505081.
π- waxaad ku soo dalban kartaa qaab online ah gudaha gobolka Banaadir iyo Meel walba oo aad ka joogto dalka.
β± - Saacadaha shaqadu waa 7:00am - 6:00pm
Jimco wanagsan dhammaan macaamiisha DIIRIYE FURNITURE. We wish you all the best.
04/06/2022
Sariir 120cm ah oo tayadeedu sarreyso kadalbo DIIRIYE FURNITURE.
π¦-waqtiga dalabaadku wuu koobanyahay ee horay ugaar carwada. Yaan lagaaga sheekeyn.
π- waxaad ugu hagaagi kartaa suuqa bakaaraha gaar ahaan Isgoyska suuqa khaliifa.
βοΈ-wixii faahfaahin ah laxiriir numberka shaaashadda kaaga muuqda.
β±- saacadaha shaqadu waa 8:00am β 7:00pm.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Suuqa Khaliifa
Mogadishu
BAKARO