KARAM Furniture

KARAM Furniture

Share

KARAM Furniture waxad ka heleysa qalabka guryahay sida jiifafka iyo fadhiyada cusub iyo kuwo celiska.

23/12/2025

Fursad shaqo.
Ma heysa qof yaqan ama ka shaqeyn karo maqaayad gaar ahan Fast Food-ka sida Sanbuuska iyo Burka iwm
Hadii aad taqaan howshaas ama aad taqaan qof yaqaan number-kan ha Waco 619928099. Ama wattsapp
NB: qofka la rabo wa dumar. Mahadanidiin

10/06/2023

Fursad.

Ma haysa macaamil Jiif ama Fadhi Celis ah
Ma iska Badaleysaa Jiifka ama Fadhi.
Ma heysaa alwaaxyo celis ah sida kuwo guryaha lagu dhiso.

Hada nala soo xariir si aan kaaga iibino qiimo macquul ah.
ka faaideyso fursadaan.

Sidoo kale waxaan kuu heynaa alaabo celis cusub qiimo jaban dal iyo dibad ah.

Sidoo kale waxan kuu heyna Farsamo yaqaano gacmo furan oo kuu Fur Furayo alaabaha jiifafka kuuna xir xarayo hadii aad ka guureyso gurigaaga.

Ku so dhawaaw gacmo furan.
☏naga soo wac
611593322
✅️Aaab tayo leh
✅️Alaab qiimo jaban

Xarumaha
Bakaaro iyo ceelasha biyaha

31/05/2023

KARAM Furniture KARAM Furniture waxad ka heleysa qalabka guryahay sida jiifafka iyo fadhiyada cusub iyo kuwo celiska.

16/01/2023

HANBALYO.
Ma haysa Jiif ama Fadhi Celis ah
Ma iska Badaleysaa Jiifka ama Fadhi

Hada nala soo xariir si aan kaaga iibino qiimo macquul ah.
ka faaideyso fursadaan..

Sidoo kale waxaan kuu heynaa alaabo celis cusub qiimo jaban dal iyo dibad ah.

Sidoo kale waxan kuu heyna Farsamo yaqaano gacmo furan oo kuu Fur Furayo alaabaha jiifafka kuuna xir xarayo hadii aad ka guureyso gurigaaga.

Ku so dhawaaw gacmo furan.

☏naga soo wac
611593322
615099393
✅️Aaab tayo leh
✅️Alaab qiimo jaban

Xarumaha
Bakaaro iyo ceelasha biyaha

14/01/2023

Hanbalyo.
Ma haysa Jiif ama fadhi celis ah
Ma iska badaleysaa jiifka ama fadhi

Hada nala soo xariir si aan kaaga iibino qiimo macquul ah.
ka faaideyso fursadaan..

Sidoo kale waxaan kuu heynaa alaab celis cusub qiimo jaban dal iyo dibad ah.

Ku so dhawaaw gacmo furan

☏naga soo wac
611593322
615099393
✅️Aaab tayo leh
✅️Alaab qiimo jaban
Xarumaha
Bakaaro iyo ceelasha biyaha

KARAM Furniture KARAM Furniture waxad ka heleysa qalabka guryahay sida jiifafka iyo fadhiyada cusub iyo kuwo celiska.

11/01/2023

Hanbalyo.
Waxaan kuu heynaa jiif celis cusub mudo kooban la isticmaaly (Dibada)

Naga soo wac.
611593322
615099393

✅️Aaab tayo leh
✅️Alaab qiimo jaban

Xarumaha.
Bakaaro iyo ceelasha biyaha

11/01/2023

Hanbalyo.
Waxaan kuu heyna Fadhi celis (Dibada) oo la isticmaalay mudo kooban.
Fadhi qurux iyo tayo leh.
☏naga soo wac
611593322
615099393
Xarumaha
Bakaaro iyo ceelasha biyaha

08/01/2023

Hanbalyo.
Ma iska iibineysaa Jiif ama fadhi.

KARAM Furniture waxay diyaar u tahay in ay kaa iibsato

☏naga soo wac
611593322
615099393

✅️Aaab tayo leh
✅️Alaab qiimo jaban

Xarumaha
Bakaaro iyo ceelasha biyaha

08/01/2023

Hanbyo waxaan kuu heynaa armaajo VIP.
Sidoo kale waxan kuu sameyneynaa dalabkaaga iyo qiimo macquul ah

✅️Alaab qiimo jaban
✅️alaab tayo leh
☏naga soo wac
61 1593322
Xarumaha
Bakaaro iyo ceelasha biyaha

08/01/2023

Hanbayo, waxaaan kuu heynaa armaajo caruurta oo aad u qurxoon qiimo jaban.
sidoo kale waxaan kuu sameyneyna nuuca aad rabto adiga iyo sida aad u rabto.

✅️Alaab qiimo jaban
✅️alaab tayo leh
☏naga soo wac
61 1593322
Xarumaha
Bakaaro iyo ceelasha biyaha

Want your business to be the top-listed Furniture Store in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Bakaaro
Mogadishu