Shakir Foam

Shakir Foam

Share

Official page of Shakir Foam Factory Kusoo dhawow Pageka rasmiga ah ee Warshadda Isbuunyada Shakir

31/08/2026

Ku seexo joodariyada Shakir Foam, kun soo kac subax kasta fir firconi iyo caajis la aan.

29/08/2026

Sweet Dream wuxuu jirkaaga siinayaa taageerada iyo nasashada uu u baahan yahay, si aad subax kasta u soo kacdo adigoo firfircoon.

28/08/2026

Marka ay timaaddo hurdo dagan oo raaxo leh Five Star waa doorashadaada saxda ah.

27/08/2026

Joodariyada Shakir Foam waa kuwo tayo leh oo adiga iyo qoyskaaga si waada jir ah idiin siinaaya hurdo deggan iyo nasasho wanaagsan habeen kasta.

26/08/2026

Wax ka baro joodariyada iyo barkimaha kala duwan ee Shakir Foam, astaamaha uu mid walba leeyahay iyo waxa aad ku dooran karto midka kugu habboon.

Photos from Shakir Foam's post 21/08/2026

Sharaf weyn ayay noo tahay in Shakir Foam la guddoonsiiyo biladda Warshadda Isbuunyada ugu Fiican Sanadka.

Abaalmarintani waxayn noo tahay dhiirrigelin aan ku sii horumarino tayada iyo adeegyada aan u fidinno macaamiisheena.

Waxaan si aad ah ugu mahadcelinaynaa macaamiisheena sharafta leh, iyo dhamaan bulshada Soomaaliyeed oo mar walba na garab istaaga, nagu kalsoonaada, kuna qanacsan tayada adeegyadeenna.

18/08/2026

Barkinta Habeen Wanaagsan waxay madaxa iyo qoorta siisaa taageero ku habboon marka aad jiifato, si ay hurdadaadu u noqoto mid deggan.

15/08/2026

Waxaan hambalyo u direynaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ku guuleystay imtixaanka fasalka 12-aad ee dugsiga sare

Guusha aad gaarteen waa mid ka dhalatay dadaalkii iyo waqtigii aad geliseen waxbarashada

Waxaan idiin rajeyneynaa inay idiin noqoto bilowga marxalad cusub oo leh guulo, horumar iyo mustaqbal ifaya.

12/08/2026

Caawa waa habeen taariikhi ah oo bogaadin mudan taasi oo ah Markii ugu horeysay Garsoore qaaradeenna & wadankeenna Kasoo jeeda uu dhex-dhexaadinayo Kulan u dhaxeeya kooxo reer Yurub ah, isagoo magaca Soomaaliya ka dhex muujinaya mid ka mid ah masraxyada ugu waaweyn kubadda cagta Yurub.

10/08/2026

Joodarigee ayaa dooqaaga ah?

Want your business to be the top-listed Furniture Store in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00