27/11/2022
Welcome to FADLI MALL AND FURNITURE
Whether you are changing you home,or moving in to new one,you will find huge selection of quality liv
Qanaacada macaamiisha & Qurxintoodu waa adeegyada nalagu yaqaano
27/11/2022
Welcome to FADLI MALL AND FURNITURE
18/08/2022
Waakugu diyaar FADLI MALL AND FURNITURE
Contact📲☎️+252617884741
16/08/2022
Waakugu diyaar FADLI MALL AND FURNITURE
Contact📲☎️ +252617884741
16/08/2022
Waxaad ka heleysaa FADLI MALL AND FURNITURE
Contact📲☎️ +252617884741
25/05/2022
Dooqaagu waa diyaaree kaalay dalbo oo hora usoo gaar Carwada Caalamiga Fadli Mall & Furniture.
For more Information
Tel: +252 619893711 // 0617511142
07/07/2021
Carwada Caalamiga ee Fadli Mall and Furniture ayaa idin keentay Fadhiyo Cusub oo isugu jira kuwa Dalka oo lagu suubiyey isla Carwada iyo kuwo kale oo Dibadda laga keenay. Booqo Xarumaha Carwada.
For more Information
📲+252 619893711 // 0617511142
02/07/2021
Jimco Wanaagsan
01/07/2021
Hambalyo Munaasabada 1-da Luulyo
Waxaan leenahay shacabka soomaaliyeed sanad guuro wacan
30/06/2021
🙏Macaamiil ku soo dhawaada Carwada Caalamiga ee .
Waxaa Carwada kuugu diyaar ah u heegan u adeegidda si heersare ah, goor kasta iyo goob waliba
For more Information
📲0619338001 // 0617511142
27/06/2021
Galab Wanaagsan
26/06/2021
Waxaan umadda Soomaaliyeed la wadaagaynaa lana qeybsanaynaa farxadda iyo damaashaadka dabaaldegga munaasabadda 26-ka Jun, taas oo ku beegan 61 sano guuradii ka soo wareegatay maalintii ugu horeyday ee ciida Soomaaliya laga taagay Calan isla markaasna ay Xorroobeen Gobollada Waqooyi.
Waxaa marag ma doonto ah in halgamayaashii horseeday gobannimada aan maanta ku naalooneyno ay lahaayeen himilooyin fog, islamar-ahaantaana ay ku taamayeen helitaanka Soomaaliya mid ah, la jaanqaadi karta dunida casriga ah, uguna sarreeysa dunida oo dhan.
Waxaa markale idin leenahay Somali midoowa
25/06/2021
Jumma Mubarak
| Monday | 07:30 - 21:00 |
| Tuesday | 07:30 - 21:00 |
| Wednesday | 07:30 - 21:00 |
| Thursday | 07:30 - 21:00 |
| Friday | 15:00 - 21:00 |
| Saturday | 07:30 - 21:00 |
| Sunday | 07:30 - 21:00 |