IDRIISKA II TAABO IYO KABTAN BAARA MAXAA KALA QABSADAY😁😁😁😁😂
Cabdi naasir Deerow cusmaan
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cabdi naasir Deerow cusmaan, Mogadishu.
06/02/2023
Dag dag mahad canbashe iyo ciidan tiro badan oo uu wato ayaa hada uwareegay dhanka ssc isagoo sheegay inuu meel kula dhimanaayo dadkiisa sii faafi
06/02/2023
Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay xaaladda Laascaanood.
u sheeg saxiibkaa waxa aad aragto
08/11/2022
Cameron Herrin wiilkii sanadkii h**e baraha bulshada heystay oo isagoo jeelka ku jira sawirkiisa lasoo bandhigay. Waa 21 sano jir ku xukman 43 sano
08/11/2022
Xitaa Xili ciyaareedkiisii ugu xumaa 10 kulan 10 gool tartamada oo dhan,Mo Salah marna haka shakin
08/11/2022
قال حكيم
إن علاقتنا مع الناس تدوم بالتغاضي وتزداد انسجاماً بالتراضي ، بالصمت نتجاوز الحماقات، وبالكلمة الطيبة نتجاوز الكراهية اكتب ما شئت لكن لا تستفز أحدا
إنتقد لكن لا تطعن أحدا روعة الانسان ليست بما يمكلك بل بما ... يمنح !
Xakiim ayaa yidhi
Xidhiidhka aanu dadku la leenahay waxa uu ku sii socdaa is-afgarad, waxa aanu ku kordhaa is-afgarad, marka la aamusnaado waxa aanu ka gudubnaa nacasnimada, hadalka naxariista ahna waxa aanu kaga gudubnaa nacaybka, qor waxa aad rabto, laakiin cidna ha ka cadhaysiinina.
Wax dhaleeceeya, laakiin ninna ha ku dhufan.
03/11/2022
WAR DEGDEG AH: Raysal wasaarihii h**e ee dalka Pakistan Mr. Imran Khan ayaa dhaawacmay, kadib markii rasaas lagu furay kolonyo uu la socday oo dhex maraysay magaalada Islaamabad.
Wararka ayaa sheegaya in uu ka dhaawacmay lugta.
Dagdag Qarax xoogan OO ka dhacay duleedka magaalada muqdisho
Degdeg: Qarax ayaa laga soo sheegayaa Muqdisho imika.
31/10/2022
Mukhtaar Roobow oo dhiig ku deeqaya.
31/10/2022
Madaxa Kiniisadda Kaatooliga Pope Francis, ayaa u duceeyay dadkii ku dhintay qaraxyadii Muqdisho. Wuxuu sheegay in carruur kujirtay dadka dhintay.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Website
Address
Mogadishu