AQoon Kororsi Page_learn Everythong

AQoon Kororsi Page_learn Everythong

Share

welcome

27/01/2019

Like........share......

. ๐Ÿ‘โ˜โ†—

Waxay ahayd gabadh ilaahay Ku manaystay qurux iyo habsame wanaagsan hadana waxay ahayd gabadh indhoole ah oon waxba Arkin.๐Ÿ˜ข

Wiil ka mid ah wiilasha badanaa xumaanta jecel ayaa ogaaday in ay inantani indho la'adahay oo aanay wxba arag .. Wxa uu damcay inuu inantii fara xumeeyo ... Wxa uu ogaaday in wiilka LA dhashay inanta we kaxkaxeeya uu malinta axada ka maqanyahay guriga ... Dabadeedna wxuu qoondaystay malintaa inuu inanta u tago๐Ÿ˜

Waxay gaadhay malintii axadii ninkii wxa uu yimi gurigii oo uu uso dhacay .. Inantii oo kaligeed joogta ayuu arkay wana afduubtay oo gaadhi ayuu Ku ritay๐Ÿ˜ก ...

Wxa uu la tagay gurigiisi wxanu Ku yidhi (( in aad ii fasaxdo inaan Ku fara xumeeyo iyo inaad I diido oon kasab kugu kufsado))

Gabadhii yarad way ooyday waxanay Ku tidhi walaal ilaahay ka baqo iska kaydaa .. May may ayuu ugu jawaabay ..

Wxay Ku tidhi waayee hal codsibaan wataa .. Waa maxay ayuu ugu jawaabay ... Waxay ku tidhi lava rakcadood San tukado markaa wxaad doonto samee๐Ÿ˜˜

Waaye dhakhso tuko ayuu Ku yidhi inantii salaad ayay gashay intii at salaada Ku jirtay ayay alle ka bariday inuu ka badbaadiyo ...

Inantii markii ay labadii rakcadood dhamaysatay ayay hareeraha eegtay waxay is lahayd askar iyo cidbuu alle kuu soo diri .. Lknse may dhicin .. Ninkii halka ayuu ka qaylinayaa maxaa kugu dhacay ayay Ku tidhi .. Wxuu yidhi wxba ma arkayo ..(( miskiinada aragiisa ayuu ugu awood sheegtay allana aragiiba waa uu ka qaaday )) Allah Akbar ๐ŸŒผ๐Ÿ˜๐Ÿ˜˜

Hadaad dhamaysatay Ku salli xabiibkeena ุตู„ูŠ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู… ๐Ÿ˜˜๐Ÿ˜๐ŸŒผ

Fadlan ka mid noqo dadka khayrka jecel ee faafiya qisadan ๐Ÿ‘โ˜๐Ÿ˜๐ŸŒผ

Ha ilaawin inaad like saarto page keena

Photos from AQoon Kororsi Page_learn Everythong's post 28/11/2018

One-stop-shop for global product sourcing. Choose from the world's largest supplier base and enjoy full order protection. Check the latest trends on Alibaba now!
...New welcome enjoy choose .
answer the question and success this Mobile
...first Like
2)share.
3)color
Then Answer the Question.
Q.1 : Where was the Prophet sallallaahu 'alaehe wasallam born??

27/11/2018

Page
Bahda Aqoon korarsi
Oo niigu tlagashay inee niigu so bndhigan cashiro iyo extra faa ido.
Like....Share.......Asxbtd lwdg.

23/11/2018

Hi everyone welcome this page i'm going to sent u here all Scollerships
....Like .........Share..
Please check admission required documents whether ready or notโ€ฆ.if ready please send usโ€ฆ.after evaluating we can suggest next stepโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆ.Email : [email protected]

Want your business to be the top-listed Furniture Store in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Dharkeenley
Mogadishu
252